Deni & Qoor qoor oo War-Murtiyeed ka soo saaray xalinta Khilaafka doorashada (Akhriso)

Madaxweynayaasha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa War Murtiyeed ka soo saaray Shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug ee ka dhacay xarunta Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacyo. Shirka oo looga hadlay iskaashiga Puntland iyo Galmudug, ee dhinacyada Amniga, bulshada iyo horumarka, waxaa kaloo looga hadlay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan Doorashadda, iyadoo War-murtiyeed … Continue reading Deni & Qoor qoor oo War-Murtiyeed ka soo saaray xalinta Khilaafka doorashada (Akhriso)